Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhawaan dib u dayactir ay ku sa

Axmed Cabdalla ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dib dhiska xarumaha danta guud, si dib loo soo celiyo adeegyadii bulshada ee ay xarumaha Maamulka qaban jireen, isagoo dhanka kale ka digay in mashaariic aan maamulka ka warqabin in gobolka laga hirgeliyo.

Saddex sano ka hor ayay markii qarax nagtii halignimo ah ay maleeshiyada Al-Shabaab la eegteen xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan, kaasi oo ka soo gaaray bur bur xoog leh.

Madaxa Mashaariicda iyo horumarinta Gobolka Hiiraan Axmed Cabdalla oo maanta kormeeray xarumaha maamulka Gobolka ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay qorsheeyeen inay dib u dhis ku bilaabaan xarunta Maamulka degmada Beladweyne iyo kan Gobolka.

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhawaan dib u dayactir ay ku sameyn doonaan xarunta maamulka gobolka oo bur bur aad u baahsan uu ka muuqdo.

Afhayeenka Maamulka Hiiraan Xasan Kaafi Maxamed Ibraahim oo isna ka hadlay muhiimadda ay leedahay in dib loo dayactiro xaruumhii danta guud ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dadka reer hiiraan oo isugu jira qurbo joog iyo ganacsi ay ka qeyb qaadan karaan dib u dhiska iyo bilic soo celinta maamulka uu wado, waxaana uu ugu baaqay dadkaasi in ay dhistaan dalkooda oo aynan ka sugin gacmo shisheeye in wax ay inoo dhisaan

“Waxaan isla garanay Maamulka Gobolka in aan dib u dhis ku bilawno xarumaha danta guud ee bulshada loogu adeegayo, sida aad ogtihin xarunta degmada Shabaabka ayaa fiiqday, halka xarunta kale ay qarax la eegteen, marka qorshuhu waxa uu yahay in aan dib u dhis ugu bilowno xarunta Gobolka maalmaha soo socda” ayuu yiri Madaxa mashariicda gobolka.

Somali’s in Minneapolis

hiiraannews

 

Ee Somali dabaal ee Minneapolis. Badanina waxay bilaabeen inay soo socda in MN 1993 iyo waxaa jiray dhowr. Waxay kaliya ahaayeen dhif Somali. Hadda maalin iyaga u gaar ah ay leeyihiin. Waxaa kale oo badan oo nabad ah waa halkan ka badan ee Hiiraan iyo magaalooyin kale oo Soomaali ah.

Jawigu weyn oo waxaa jiray jeedo weyn.

Boggan waxa uu ku saabsan yahay Hiiraan iyo Minneapolis iyo qaar ka mid ah meelaha kale ee Soomaaliyeed ee Mareykanka. Waxaan isku dayi doonaa in aad sii casriyeeysan oo ma aha oo kaliya on dhacdooyinka joogaa Mareykanka laakiin, soo laabtay Somalia iyo dhamaan wararka la xiriira.

Waxaan ku qor doonaa ilaha aad u ilo ku kalsoon tahay in ay iibsadaan waxyaabaha sida here ee Minneapolis caymiska baabuurta. Waxaan ku qor doonaa Realtors ku kalsoon tahay oo dadka Mortgage si ay u caawiyaan guryaha lagu iibsado ama kirada.

La soco si aad u news!

Labaatan sano ayaa ka soo wareegtay tan iyo markii Soomaali ah ayaa bilaabay imaanshaha Minnesota inay taagaan bulshada ugu weyn ee America. Haddana farqiga weyn oo waxgarashada is dhexgal ah subcommunity tani ku doodday in gobolka North Star.

 

 

 

Facebook